Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Dhuusomareeb iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in barqonimadii maanta halkaasi uu ka dhacay qarax khasaaro uu kasoo gaaray dad shacab ah . Qaraxa oo la sheegay in uu ahaa Miino dulka lagu aasay  ayaa ka dhacay kasoo horjeedka Maxkamada magaalada Dhuusomareeb gaar ahaan goob mashquul badan oo la sheegay in … Continue reading Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Dhuusomareeb iyo Faah faahino kasoo baxaya